oofin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg oofi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oofin ↴
dhoofin [m.f.dh]
eeg dhoofi. ld dhoofis.
foofin [m.f.dh]
eeg foofi. ld foofis, soofin, soofis.
gudo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-dday, -datay)
1. Waajib oofin. 2. Wax cid lagu lahaa ama laga tirsanayey ka goosasho. 3. Caruur buuryo ka goyn.
soofin [m.dh]
ld foofin.
oof [m.dh]
1. Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood. 2. Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg