oojiniisis
(m.l)(baay.) Soo saarista iyo korista ugxanta ee ilmagaleenka xayawaanka gudihiisa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oojiniisis ↴
oosayt [m.l] (-tyo, m.dh)
(baay.) Unug taran laga helo ugxansidaha xilliga oojiniisiska. Waxay ka timaadaa korriinka oogooniyamka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg