oomaar
(m.l)1. Kul badan. 2. Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awgeed.
oomaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)1. Kul badan ku gubasho. 2. Cunto dab saaran biya la'aan awgeed gubasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oomaar ↴
oomaari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Wax oomaar u yeelid.
oomaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oomaar².
oomaarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oomaari.
doomaar [m.dh]
1. Naq cayada la bah ah oo degellada ka baxa. 2. Cayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg