qaafee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)ld qaafi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaafee ↴
qaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Is macnayn. 2. Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee.
saqaafee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-feeyay, -feysay)
ld saqaaf².
qaaf [m.l]
Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg