qaalmarrogasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaalmarrogasho ↴
qaalaamarogad [m.l]
ld qaalmarrogasho.
qaalaamarrogasho [m.dh]
ld qaalmarrogasho.
qaalmarrogad [m.l]
Rogmasho uu qof hawada dhexdeeda ku sameeyo mar ama laba. ld qaalmarrogasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg