qaanqaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Arrin la qaban doono waxyaalaha ay u baahantahay oo ku fuli doonto isku duwid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaanqaami ↴
qaanqaamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaanqaami.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg