qabay
(m.l)

Weelka qabada laga sameeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabay

aamminbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Ka aa.: qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.

ciilbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho.

gog [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax is haysta, wax ka jarid. 2. Ka g.: Qaan horay loo qabay xoog cid uga godi.

ilxaax [m.l]
1. Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda. 2. Baryo aad u badan.

ilxaax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid. 2. Wax si aad ah u baryid.

ladqabayn [m.f.dh]
eeg ladqabee. ld ladabays.

ladqabays [m.l]
ld ladqabayn.

qabayaro [m.dh]
Qabo silloon oo qodxo yaryar leh iyo dhacaan cad oo caanaha u eg oo haddii ay dadka afka iyo indhaha ka gaaraan guba.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg