qabbir
(m.l)Isu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. ld qabbirid.
qabbir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Rati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabbir ↴
yookaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Xoolo, wax addimada ka xiran ahaansho. 2. Xoolo wax geed lagu qabbiray ahaansho.
yookee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
1. Xoolo addimo ka xirid. 2. Xoolo geed ku qabbirid.
dhuuxyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Neef geel ah si aad ah u qabbirid.
qabbiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Rati wax la qabbiray ahaansho.
qabbirasho [m.f.dh]
eeg qabbiro.
qabbirid [m.f.dh]
eeg qabbir². ld qabbir¹.
qabbirnaan [m.f.dh]
eeg qabbiran. ld qabbirnaansho.
qabbirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qabbirnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg