qabbiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Rati wax la qabbiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabbiran

qabbirnaan [m.f.dh]
eeg qabbiran. ld qabbirnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg