qabco
(m.dh)ld abqo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabco ↴
abqo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Miro dhuuban, galoolan, dhexda iniino ku leh, quracu bixiyo oo xooluhu cunaan; dhameel. ld aqbo, qabco.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg