qaflo
(m.dh)

ld qaflad².

qaflo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-laday, -latay)

Ciyaar dubno labada dhinac ka xirasho iyada oo aan dhagax kale la gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaflo

qaflad [m.dh]
Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo¹.

qaflasho [m.f.dh]
eeg qaflo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg