qahar
(m.l)Dhibaato lagala kulmo hawl, socod iwm oo la qabto. ld qaxar¹.
qahar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-hray, -hartay; -hri)Cid dhibaato gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qahar ↴
qahrid [m.f.dh]
eeg qahar². ld qaxrid.
qaxar [m.l]
ld qahar¹.
qaxar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld qahar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg