qalbijab
(m.l)1. Dareen murugo leh oo ku dhasha qof wuxuu rabo waayey. 2. ld qalbijebid. ld niyadjab¹.
qalbijab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay; -jebi)Wax ka rajo dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbijab ↴
fahmajab [m.l]
Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.
hanqaare [m.l]
1. Xiiqid. 2. Qalbijab. 3. Wax si aan habboonayn loo qaado.
qalbijebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid qalbijab ku ridid.
qalbijebid [m.f.dh]
eeg qalbijab². ld qalbijab¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg