qalbisami
(m.dh)ld qalbisamo, qalbisnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbisami ↴
qalbisamaan [m.f.dh]
eeg qalbisan. ld qalbisamaansho, qalbisami, qalbisnaan.
qalbisamo [m.dh]
Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg