qalbisamo
(m.dh)

Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbisamo

qalbisami [m.dh]
ld qalbisamo, qalbisnaan.

qalbisamow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Cid wax niyaddiisu fiicantahay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg