qalbixume
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -meysay)

Cid wax ay ku qalbixumaato ku samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalbixume

qalbixumeyn [m.f.dh]
eeg qalbixumee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg