qaldan
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

1. Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho. 2. Cid gefsan noqosho.

qaldan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xay, -xday)

1. Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho. 2. Wax gefsan noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaldan

qaldamid [m.f.dh]
eeg qaldan¹.

qaldanaan [m.f.dh]
eeg qaldan². ld qaldanaansho.

qaldanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaldanaan.

qumman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof aan qaldanayn ahaansho.

tahantoog [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg