qaleys
(m.l)ld qaleyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaleys ↴
qaleyn [m.f.dh]
eeg qalee. ld qaleys.
qaleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
qaleysnaan [m.f.dh]
eeg qaleysan. ld qaleysnaansho.
qaleysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaleysnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg