qaleysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaleysan

qaleysnaan [m.f.dh]
eeg qaleysan. ld qaleysnaansho.

qaleys [m.l]
ld qaleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg