qalindaar
(m.l)

Gacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka xumaato.

qalindaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Gacan wax qoreysa jugsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalindaar

qalindaarasho [m.f.dh]
eeg qalindaaro.

qalindaarid [m.f.dh]
eeg qalindaar².

qalindaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg