qalindaarid
(m.f.dh)eeg qalindaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalindaarid ↴
qalindaar [m.l]
Gacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka xumaato.
qalindaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Gacan wax qoreysa jugsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg