qallaal
(m.l) (-lo, m.dh)1. Balli yar oo ay biyo ku hareen. 2. Duleelka sanka iyo afku ay isaga furanyihiin.
qallaal
(m.dh)Waddo aan toobiye ahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallaal ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg