qallacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)Qof oo geel qallacay si kadis ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallacan ↴
qaldhacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld qallacan.
qallacnaan [m.dh]
eeg qallacan. ld qallacnaansho.
qallaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld qallacan.
qallac [m.l]
1. ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado. 2. Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
qallac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -lici)
1. Hal ilmo diidday qallac ku samayn. 2. Shiraaca doonta daqal ku xirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg