qallayl
(m.l)1. Qoyaan iyo jileec la'aan. 2. ld qallalnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallayl ↴
basaas [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin. 2. (f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo'iyo midab doorsoon la kulmid.
qallalnaan [m.f.dh]
eeg qallalan. ld qallalnaansho, qallayl.
safaana [m.l]
(juqr.) Ama dhul-cawsaadka kulaaleyda waa gobolka adka la leh kaymaha badhaalaha kubbad badh asta, isla markaana dhaca inta u dhaxaysa ama degaannada diiran (latter) iyo kuwa kulul, deegaanta dabiiciga ah ee ka baxdaa waa caws iyo hir teel-teel ah, wuxuuna leeyahay xilliyo qoyaan iyo qallayl, roob la'aanta xilliga dambena waxay ka hor tagtaa bixitaanka keymaha meelaha qo-yaanka leh mooyee.
sawlac [m.l]
Heerka bislaanshaha miraha ee ka horreeya qallaylka.
sawlac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Heerka bislaan-shaha miraha ee qallaylka ka horreeya gaarid.