qalle
(m.l)

Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalle

qallayn [m.f.dh]
eeg qallee.

qallee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Qalle gudasho.

qalleyf [m.l]
Aan jilicsanayn; adayg.

qal [m.l] (-lal, m.l)
Labada fuq ee afka middood; daan.

qal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid. 2. Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo. qalaad s. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg