qallib
(m.l)

ld qallibid.

qallib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1)

(bay, -btay) Wax afgembiyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallib

qallibaad [m.dh]
Rogidda wax siday ahaayeen ma ahee si kale loo rogo ama loo dhaho.

qalliban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
Wax la afgembiyay noqosho.

qalliban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la afgembiyey ahaansho.

qallibid [m.f.dh]
eeg qallib². ld qallib¹.

qallibmid [m.f.dh]
eeg qalliban¹.

qallibnaan [m.f.dh]
eeg qalliban². ld qallibnaansho.

qallibnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qallibnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg