qallooco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-cday, -catay)1. Wax dhan u janjeersasho. 2. Ka q.: hadal si aan habbooneyn u dhihid. 3. ld qallooc².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qallooco ↴
qalloocasho [m.f.dh]
eeg qallooco. ld qalloocid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg