qalloocsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld qalloocan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalloocsan

gadaal baah [m.l]
(fiis.) Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi.

qalloocan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
1. Wax qaab toosnayn oo dhan u janjeera leh ahaansho. 2. Hadal wax aan munaasab ahayn ahaansho. 3. Qof aan dabeecad wanaagsan lahayn ahaansho. ld qalloocsan.

qalloocnaan [m.f.dh]
eeg qalloocan. ld qalloocnaansho, qalloocsanaan, qalloocsanaansho.

qalloocsanaan [m.dh]
ld qalloocnaan.

qalloocsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qalloocnaan.

qaroofan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fnaa, -fnayd)
Wax soo qalloocsan noqosho.

weheliyaha qalloocsanka [m.l] (-yaayaal ..., m.l/dh)
(fiis.) Summad n. Saamiga saynka xagal abbaarka iyo saynka xagal qalloocsanka. Eeg weheliyaha qalloocsanka sugan.

xeerka qalloocsanka [m.l]
1. (fiis.) Xagal abbaarka, xagal qalloocsanka iyo liganuhuba waa isku sallak. 2. (fiis.) Saamiga sayni iyo sayn r waa madoorsoome marka ay u gaar yihiin labada dhextaal ee tebinaya. Taas oo i = xagal abbaarka, r = xagal qalloocsanka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg