qalloocso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax dhan u soo janjeersasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalloocso

qalloocsasho [m.f.dh]
eeg qalloocso. ld qalloocsi.

qallooc [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn. 2. Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.

qallooc [m.l]
(juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.

qallooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg