qalluud
(m.l)Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub¹.
qalluud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalluud ↴
qalluudid [m.f.dh]
eeg qalluud². ld galluubid.
qalluudsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban.
qalluudsanaan [m.f.dh]
eeg qalluudsan. ld galluubnaan, galluubnaansho, qalluudsanaansho.
qalluudsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qalluudsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg