qalmaan
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

eeg qalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalmaan

kuf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg