qalmid
(m.f.dh)

eeg qalan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalmid

cuntan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. U c.: u qalmid; u dhigmid. 2. U c.: ka helid.

dhanqalmid [m.f.dh]
eeg dhanqalan². ld dhankalmid, dhanqalcid.

kuf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg