qalniin
(m.l)

1. Jeexdin lagu sameeyo meel jirka nafleyda ka mid ah si loo daweeyo. 2. ld qalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalniin

qalid [m.f.dh]
eeg qal². ld qalniin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg