qalood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)eeg qaloo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalood ↴
qalo [m.l]
Hal neef oo baadi ah.
qalo [m.dh]
1. Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon. 2. Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
qalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ashay, -alatay)
Si loo cuno xoolo gowracasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg