qalowle
(m.l)

1. Geel aan irmaan ahayn. 2. Cunto aan idaan lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalowle

qalowlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel) 2. Hilib qalowle ka dhigid.

qalowleyn [m.f.dh]
eeg qalowlee.

qalow [m.l]
Dhul korkiisa dhagax ku simanyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg