qalowlee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

1. Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel) 2. Hilib qalowle ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalowlee

qalowleyn [m.f.dh]
eeg qalowlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg