qalqaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalqaali

qalqaalin [m.f.dh]
eeg qalqaali. ld qalqaalis, qalqaalo (1).

qalqaalis [m.l]
ld qalqaalin.

qalqaalo [m.dh]
1. ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda. 2. Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.

shukaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Haweenay xodxodasho. 2. Qof qalqaalin. 3. Doon, markab iwm wadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg