qalqaalo
(m.dh)

1. ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda. 2. Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalqaalo

qalqaalin [m.f.dh]
eeg qalqaali. ld qalqaalis, qalqaalo (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg