qalyayax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)1. Q. ah: qof dheer caato ah oo lafo waaweyn. 2. Lafo is haysta oo aan hilib lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalyayax ↴
qalyayaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax lafo waawayn oo caato ah ahaansho (qof). 2. Lafo is haysta oo hiliibkii ka dhammaaday ahaansho.
qalyayaxsanaan [m.f.dh]
eeg qalyayaxsan. ld qalyayaxsanaansho.
qalyayaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qalyayaxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg