qalyayaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax lafo waawayn oo caato ah ahaansho (qof). 2. Lafo is haysta oo hiliibkii ka dhammaaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalyayaxsan

qalyayaxsanaan [m.f.dh]
eeg qalyayaxsan. ld qalyayaxsanaansho.

qalyayaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qalyayaxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg