qamandhaceysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax qamandhaco hayso ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamandhaceysan

qamandhaceysnaan [m.f.dh]
eeg qamandhaceysan. ld qamandhaceysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg