qamarshiid
(m.l)

Badar aan la xasharin oo la shiiday.

qamarshiid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Badar aan la xasharin shiidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamarshiid

qamarshiidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Badar wax buunshaha lagu shiidey ahaansho.

qamarshiidid [m.f.dh]
eeg qamarshiid².

qamarshiidnaan [m.f.dh]
eeg qamarshiidan. ld qamarshiidnaansho.

qamarshiidnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qamarshiidnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg