qamiicsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Ka q.: qof wax saluugsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamiicsan

qamiicsanaan [m.f.dh]
eeg qamiicsan. ld qamiicsanaansho.

qamiicsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qamiicsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg