qamis
(m.l)Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.
qamis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamis ↴
qaaqamis [m.l]
ld qaaqamin.
balqamis [m.l]
ld balqamin.
dalqamiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Sixir lagu sameeyo qof la doonayo wax uu ogyahay in uu sheego.
qamisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
qamisasho [m.f.dh]
eeg qamiso.
qamisid [m.f.dh]
eeg qamis².
qamisnaan [m.f.dh]
eeg qamisan. ld qamisnaansho.
qamisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qamisnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg