qamisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamisan

qamisnaan [m.f.dh]
eeg qamisan. ld qamisnaansho.

qamis [m.l]
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.

qamis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg