qammaad
(m.l)1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.
qammaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid. 2. Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qammaad ↴
qammaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka q.: cid meel xoog kaga celin. 2. Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.
qammaadid [m.f.dh]
eeg qammaad². ld qammaad¹ (4).
qammaadin [m.f.dh]
eeg qammaadi.
qammaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Harraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansho.
qammaadsanaan [m.f.dh]
eeg qammaadsan. ld qammaadsanaansho.
qammaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qammaadsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg