qammaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Harraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qammaadsan ↴
qammaadsanaan [m.f.dh]
eeg qammaadsan. ld qammaadsanaansho.
qammaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qammaadsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg