qamuursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la deday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamuursan

qamuursanaan [m.f.dh]
eeg qamuursan. ld qamuursanaansho.

qamuursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qamuursanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg