qanac
(m.l)1. Raalliggelin, maqsuudin. 2. Kadhaadhicin, aaminaad. 3. Q. badan: qof wax yar ku qanca.
qanac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ncay, -nacday; -nci)1. Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho. 2. Wax ka quusasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanac ↴
qanacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Cid, wax raali ku ah ahaansho. 2. Cid, wax ka quusatay ahaan.
qanacsanaan [m.f.dh]
eeg qanacsan. ld qanacsanaansho.
qanacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qanacsanaan.
qancid [m.f.dh]
eeg qanac².
qan [m.l]
Jurmi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg