qanacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Cid, wax raali ku ah ahaansho. 2. Cid, wax ka quusatay ahaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanacsan

qanacsanaan [m.f.dh]
eeg qanacsan. ld qanacsanaansho.

qanacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qanacsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg